Goddestination

Al-Kaafiroon

Al-Kaafiruun

Gaalada

6 ayahsMeccanSoomaaliga

Now playing Watch on YouTube

بِسۡمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحۡمَـٰنِ ٱلرَّحِیمِ

Bismi Allaah Ar-Raxmaan Ar-Raxiim

  1. 1 قُلۡ یَـٰۤأَیُّهَا ٱلۡكَـٰفِرُونَ

    qul Yaa ayyuha Al-Kaafiruun

    Waxaad dhahdaa: Kuwa Gaaloobay

  2. 2 لَاۤ أَعۡبُدُ مَا تَعۡبُدُونَ

    Laa a'bdu ma ta'buduun

    Anigu ma caabudo waxaad caabudaysaan.

  3. 3 وَلَاۤ أَنتُمۡ عَـٰبِدُونَ مَاۤ أَعۡبُدُ

    walaa antum caabiduun a'bdu

    Idinkuna ma caabudaysaan waxaan caabudi.

  4. 4 وَلَاۤ أَنَا۠ عَابِدࣱ مَّا عَبَدتُّمۡ

    walaa ana Caabid maa cabadtum

    Oo anigu ma caabudi doono waxaad caabudaysaan.

  5. 5 وَلَاۤ أَنتُمۡ عَـٰبِدُونَ مَاۤ أَعۡبُدُ

    walaa antum caabiduun a'bdu

    Idinkuna ma caabudaysaan waxaan caabudi.

  6. 6 لَكُمۡ دِینُكُمۡ وَلِیَ دِینِ

    lakum Diinukum Waliya dein

    Diin kii idiin waa idiin, diin kii anna waa anna.

This surah in other languages